Site icon Qaamuus

jawaabta

feker
(m.l)

(afkaar, m.dh) 1. Garasho. 2. Wax qofka maskaxdiisa ku soo dhaca oo uu iskula hadlo. ld fakar¹, fikir¹.

feker
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

1. Fikrad raadin. 2. Wax maan ku hayn. ld fakar², fikir².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh feker

taan [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aamay, -aantay; -aami)
Ku t.: wax la jecelyahay ku fekerid.

uurkummaanle [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Qof waxgaradnimo iyo caqli badan leh oo la moodo in uu la socdo waxa qofka la hadlayaa ku fekerayo.

afkaar [Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural]
eeg feker¹.

candhuuf [m.dh]
(c. nafl.) Dareere biyo oo kale ah ay qanjidho candhuufeedku ku dhiiqiiyaan afka. Soo saarida candhuufta waxa nashaadiya cuntada afka ku jirta iyo urta ama ku fekerka cuntada.

danayste [m.l] (-tayaal, m.l/dh)
Qof dantiisa keliya ka fekera.

diyaaleetiko [m.dh]
Xeeladda fekerka iyo ra'yi isdhaafsiga. ld diyaalegtiko.

fakar [m.l]
ld feker¹.

fakar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
ld feker².

fakarsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld fekersan.

fakarsanaan [m.dh]
ld fekersanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version