Site icon Qaamuus

jawaabta

fidnee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-neeyay, -naysay)

Fidno ku abuurid. ld fidmee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fidnee

fidmee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -meysay)
ld fidnee.

fidnayn [m.f.dh]
eeg fidnee. ld fidmayn.

saddexeeye [m.l] (-yayaal, m.l/dh)
1. Laba wiil oo isku hooyo iyo aabbe ah, wiil saddexaad oo waalidkood dhalay oo ku soo kordha. 2. Arrin, dood iwm oo laba qof isku hayaan qof aan loo baahnayn oo soo dhex gala siina fidneeya.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version