figle
(m.l)Kor u taaggidda wadaan biyeysan si xoog iyo xeelad leh kor loogu taago.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh figle ↴
figlee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
Figle samayn.
figleyn [m.f.dh]
eeg figlee. ld figleys.
figleys [m.l]
ld figleyn.
fig [m.dh]
ld fiq.
fig [m.dh] (-gyo, m.dh)
(jool.) Meesha fiigan ee buurta, ee ka dul taagan dhulka ku wareegsan ama buurta inteeda kale.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg