fiicnaan
(m.f.dh)eeg fiican. ld fiicnaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fiicnaan ↴
ahaateenaa [Falkaab | Adverb]
“Ma wasiir baad noqotay?” “A.! Fiicnaan lahaydaa!”.
fiicnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg fiicnow. ld fiicnaan.
kaskaasbax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday; -bixi)
Xaalad hore oo liidatey oo lagu jirey ka soo fiicnaansho.
xul [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1]
(xulay, xushay) 1. Tiro wax kale oo la nooc ah fiicnaan uga doorid. 2. Wax, wax kale ka dhex baarid. 3. Kayn iwm dhex marid.
xuli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax fiicnaan ay leeyihiin ku soocasho. 2. Wax, wax ka baarasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg