fiidnimo
(m.dh.fk)Waqti fiid ah.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fiidnimo ↴
caweysindambe [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
Xilliga u dhexeeya sagaalka ilaa tobanka fiidnimo.
caweysinhoraad [m.dh]
Xilliga u dhexeeya siddeedda fiidnimo ilaa sagaalka.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg