Site icon Qaamuus

jawaabta

fiiqo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-qday, -qatay)

1. Wax dub ka qaadasho. 2. Wax caarad dhuuban u yeelasho. 3. Meel qashin ka xaarasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fiiqo

fiiqasho [m.f.dh]
eeg fiiqo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version