Site icon Qaamuus

jawaabta

fiiqso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Hoore aayar kabbasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fiiqso

fiiqsasho [m.f.dh]
eeg fiiqso. ld fiiqsad, fiiqsi.

horfiiqso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Qof, garwade ka dhigasho.

fiiq [m.l] (-qyo, m.dh)
1. Caarad, af. 2. Qalista indhaha. 3. Qashin. 4. Meesha u sarreysa wax dheer.

fiiq [m.dh]
ld fuuq².

fiiq [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-qay, -qday)
1. (f.g) Wax diir ka qaadid. 2. (f.g) Wax caarad dhuuban u yeelid. 3. (f.g) Indho qalid. 4. (f.g) Meel xaaqid. 5. (f.mg) Far ku f., gacan ku f.: wax dhuuban wax ku tilmaamid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version