fiiqtukaale
(m.l)Fiiqsi caano laga dhergey lagu sameeyo iyadoo lagu soo noqno-qanayo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fiiqtukaale ↴
fiiqtukaalee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Fiiqtukaale samayn.
fiiqtukaaleyn [m.f.dh]
eeg fiiqtukaalee.
fiiqtukaaleysad [m.l]
ld fiiqtukaaleysasho.
fiiqtukaaleysasho [m.f.dh]
eeg fiiqtukaaleyso. ld fiiqtukaaleysad.
fiiqtukaaleyso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Caano si fiiqtukaale ah u dhamid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg