fiko
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-kaday, -katay)ld fako.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fiko ↴
fako [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-kaday, -katay)
1. Si xoog leh u ordid. 2. Wax gacmo ka farabaxsasho. 3. Meel ama wax ka baxsasho. 4. Halis ka badbaadid. ld fiko.
taraafiko [m.dh]
Qayb ciidanka booliska ka tirsan oo qaabilsan nabadgelyada wad-dooyinka.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg