finiini
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)1. Wax ordaya wax dul saaran ka ridid. 2. Wax sida biyo dhagax iwm xoog u firdhin. Tus. “Axmed baa biyo nagu finiiniyey”. 3. Neef xooluuhu ku jirey ka cayrin. ld faniini.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh finiini ↴
faniini [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld finiini.
faniinid [m.dh]
ld finiinid.
faniinin [m.dh]
ld finiinin.
faniinis [m.l]
ld finiinin.
finiinid [m.f.dh]
eeg finiin². ld faniinid.
finiinin [m.f.dh]
eeg finiini. ld faniinin, faniinis, finiinis.
finiinis [m.l]
ld finiinin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg