firdhis
(m.l)Barabaro yaryar oo midab ah oo neef cad oo xoolaha ku firirsan jirkiisa.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh firdhis ↴
firdhisan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -sanyd)
ld firirsan.
firdhisnaan [m.dh]
ld firirsanaan.
firdhisnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld firirsanaan.
firdhiso [m.dh]
Xabbad gumuc firdha leh.
firirsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax wada jirey oo kala yaacay ahaansho. ld firdhisan.
firirsanaan [m.f.dh]
eeg firirsan. ld firdhisnaan, firdhisnaansho, firirsa- naansho.
qaloonfirdhis [m.l]
Hab loo ducaysto oo salool afarta jaho loo firdhiyo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg