firdhisan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -sanyd)ld firirsan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh firdhisan ↴
firirsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax wada jirey oo kala yaacay ahaansho. ld firdhisan.
firdhis [m.l]
Barabaro yaryar oo midab ah oo neef cad oo xoolaha ku firirsan jirkiisa.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg