Site icon Qaamuus

jawaabta

firid
(m.f.dh)

eeg fir².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh firid

saafirid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saafir.

dafirid [m.f.dh]
eeg dafir². ld dafir¹, dafiraad.

dhexgal [m.l]
(fiis.) Dh. ileyska: firidhsanka ileys noqodka oo ay sababtay dusha xanafta leh ee uu ileysku abbaaray ama ku dhacay.

firfirid [m.f.dh]
eeg firfir².

masaafirid [m.f.dh]
eeg masaafir². ld masaafurid, musaafurid.

saqafee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-feeyay, -feysay)
Timo saqaf ku firid.

fir [m.l]
Cagaarka ka soo baxa meel laga guuray; fuf.

fir [m.l]
1. Taxanaha abtirsiimada ee laga soo askumay. 2. Cagaarka ugu horreeya ee geedaha ka soo baxa. ld firfir¹.

fir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Timo, caw iwm feerid. 2. Geedo cagaar yar bixin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version