firirid
(m.dh)ld firdhid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh firirid ↴
firdhid [m.f.dh]
eeg firir². ld firir¹, firirid.
firir [m.l]
1. Cadad ama dhibco yaryar oo ka soo faniinay wax is haystay ama qarxay. 2. ld firdhid.
firir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1]
(firdhay/firiray, firirtay; -rdhi/-riri) F./kala f.: wax wada jirey kala yaacid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg