fuursan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax fuurey ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fuursan ↴
fuursanaan [m.f.dh]
eeg fuursan. ld fuursanaansho.
higaagan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gmay, -gantay; -gmi)
Wax fuursan ama dibbirsan noqosho.
higaagan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-gnaa, -gnayd)
1. Wax higaag ku xiran ahaansho. 2. Wax fuursan ahaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg