gaadaan
(m.l)Qarqarsi. qarqarsi
gaadaan
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-aamay, -aantay; -aami)Awr la rarayo luqunta iyo jeeniga hore iskaga xirid si aanu u kicin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaadaan ↴
gaadaamid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg gaadaan². gaadaan
gaadaansad [m.l]
ld gaadaansasho. gaadaansasho
gaadaansan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax si gaadaan ah loo xiray ahaansho (awr la rarayo).
gaadaansanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg gaadaansan. ld gaadaansanaansho. gaadaansan, gaadaansanaansho
gaadaansanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld gaadaansanaan. gaadaansanaan
gaadaansasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg gaadaanso. ld gaadaansad, gaadaansi. gaadaanso, gaadaansad, gaadaansi
gaadaansi [m.l]
ld gaadaansasho. gaadaansasho
gaadaanso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Awr la rarayo si gaadaan ah u xirasho.