gaashaamo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-aantay, -aamatay)Ka g.: wax soo socda waxyeeladooda ka tabaabushaysasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaashaamo ↴
gaashaamasho [m.f.dh]
eeg gaashaamo.
shirib [m.l]
Cayaar raggu dheelo iyadoo warmo iyo gaashaamo la qurxiyey la sito oo taagnaan iyo socodba lagu tumo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg