gabyaa
(m.l)Nin hal-abuurka maansada yaqaan. ld gabayaa.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gabyaa ↴
xaliilad [m.dh]
Magac la siiyo gabyaa ku xeeldheer curinta maansada.
gabayaa [m.l]
ld gabyaa.
kuhaanlow [m.l]
1. Nin ku dheer kuhaanka. 2. Gabyaa habaarkiisu kaco.
maansayahan [m.l]
Qof maanso curinta yaqaan; gabyaa; heesaa; laashin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg