Site icon Qaamuus

jawaabta

gacangal
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-alay, -ashay; -geli)

1. Dhibaato la kulmid. 2. U g.: qof cadow ah ka xoog badan oo aan u tureyn gacantiisa gelid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gacangal

gacangelid [m.f.dh]
eeg gacangal².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version