gaddoon
(m.l)ld geddoomid.
gaddoon
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oomay, -oontay; -oomi)ld geddoon².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaddoon ↴
gadgaddoon [m.l]
ld gedgeddoomid.
gadgaddoon [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oomay, -oontay; -oomi)
ld gedgeddoon².
geddoomid [m.f.dh]
eeg geddoon². ld gaddoomid, gaddoon¹, geddoon.
geddoon [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-oomay, -oontay; -oomi)
1. Wax dhinac u dhicid. 2. Muruqyo, xanuun, caro iwm awgeed isbeddelid (qof). 3. Dib u noqosho (wax). ld gaddoon.
isbeddel [m.l] (-llo, m.dh)
1. Gaddoonka muuqaal iwm oo ku dhaca walxaha. 2. Wax cusub oon hore u jirin oo soo kordha.
lababogle [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Hadba dhinac u gaddoonka qof sameeyo, jirro ama ciil dartii.
midabgaddoon [m.l]
Isbeddelka ku dhaca wax midabkiisa. ld midabgaddoomid.
midabgaddoon [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oomay, -oontay; -oomi)
Wax midabkoodu beddelmay noqosho.