gaggab
(m.l)1. Kufidda iyo miyirbeelidda uu dhaliyo nabar surka ku dhacay. 2. Xanuun surka culaysiya. 3. ld gaggabid.
gaggab
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bay, -btay)1. Nabar surka ku dhacay la miyir beelid. 2. Xanuun surka culaysiya dareemid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaggab ↴
dhuundhuumo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-uuntay, -uumatay)
1. Dhuundhuumashow ciyaarid (carruur). 2. Isqarqarin; gaggabbasho. ld dhuudhuudhuumo.
gaggabaysad [m.l]
ld goggobeysasho.
gaggabaysasho [m.dh]
ld gobbobaysasho.
gaggabaysi [m.l]
ld goggobaysasho.
gaggabayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
ld goggobayso.
gaggabi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid, nabar ay la miyir beesho surka kaga dhufasho.
gaggabid [m.f.dh]
eeg gaggab². ld gaggab¹ (3).
gaggabin [m.f.dh]
eeg gaggabi. ld gaggabis.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg