Site icon Qaamuus

jawaabta

galaayuus
(m.l)

1. Qaylo, dhaadasho. 2. Olol iyo juuc badan oo ay nirguhu sameeyaan markay gaajoodaan.

galaayuus
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-say, -stay)

1. Qaylid, dhaadasho. 2. Nirgo gaajooday olol iyo juuc badan samayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh galaayuus

galaayuusid [m.f.dh]
eeg galaayuus².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version