galax
(m.l)1. Caano dhay ah oo la qaboojiyey. 2. ld kalax.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh galax ↴
sulux [m.l]
1. Heshiis. 2. S. ah: dul siman oo aan xanaf lahayn. 2. S. ah: caano dhay ah oo qabow; galax.
gal [m.l] (-lal, m.l)
1. Meel godan oo biyo ku jiraan. 2. Warqad adag oo xaashiya lagu kaydiyo; fayl.
gal [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine] (-lal, m.l)
1. Nuur dayaxa isku wareejiya. 2. Buqshad. 3. Shay wax lagu xafido (sida seef, billaawe iwm).
gal [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1]
(galay, gashay; geli) 1. (f.g) Wax dhexdi ama gudihii gaarid. 2. (f.g) Arrin, hawl iwm wax ka qabasho. 3. (f.mg) Ka g.:god muhiim ah qof uga hor marid (shax). 4. (f.mg) U g.: shisheey isu dhiibid. 5. (f.mg) U g.: cid maqan howl u qabasho. 6. (f.mg) U g.: cid meel ugu gabbasho. 7. (f.mg) Ku g.: Wax laga quustay heliddooda noqosho (baadi).