galgalo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-laday, -latay)Dhulka oo la jiifo hadba dhan isu rogid. ld galangalo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh galgalo ↴
galaangalo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-gashay, -galatay)
ld galgalo.
galgalasho [m.f.dh]
eeg galgalo. ld galangalasho, galangalad, galgalad.
hilqad [m.dh] (-do, m.l)
1. Biro sida faraatiga u galgaloolan oo daahyada iyo qoriga lagu xirayo isku haya. 2. Dhegaha dumarku ay qaataan middood. 3. Fadhi dad badan si wareeg ah u fadhiyaan. 4. Summad xoolaha lagu dhigo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg