galoof
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)G. ah: ishkin dheddig oo aan irmaaneyn.
galoof
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-fay, -ftay)Neef xoolo ah, wax aan irmaanayn rimanaynna noqosho. ld galoofow.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh galoof ↴
galoofaad [m.l]
Daal iyo dhibaata badan oo lagala kulmo socod dheer.
galoofaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Daal, dhibaato badan socod dheer kala kulmi.
galoofaadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid galoofaad gayeeysiin.
galoofaadid [m.f.dh]
eeg galoofaad². ld galoofaadis².
galoofaadin [m.f.dh]
eeg galoofaadi. ld galoofaadis¹.
galoofaadis [m.l]
ld galoofaadin.
galoofaadis [m.dh]
ld galoofaadid.
galoofid [m.f.dh]
eeg galoof². ld galoofoobid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg