galoofaad
(m.l)Daal iyo dhibaata badan oo lagala kulmo socod dheer.
galoofaad
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)Daal, dhibaato badan socod dheer kala kulmi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh galoofaad ↴
galoofaadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid galoofaad gayeeysiin.
galoofaadid [m.f.dh]
eeg galoofaad². ld galoofaadis².
galoofaadin [m.f.dh]
eeg galoofaadi. ld galoofaadis¹.
galoofaadis [m.l]
ld galoofaadin.
galoofaadis [m.dh]
ld galoofaadid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg