Site icon Qaamuus

jawaabta

galtibbixi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Qof galtinimo ka saari.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh galtibbixi

galtibbax [m.l]
ld galtibbixi.

galtibbixid [m.f.dh]
eeg galtibbax². ld galtibbax.

galtibbixin [m.f.dh]
eeg galtibbix.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version