Site icon Qaamuus

jawaabta

gam'i
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Nafley hurdisii.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gam'i

gama' [m.l]
1. Gelidda la galo hurdo. 2. ld gam'id.

gam'i [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Nafley hurdisii.

gam'id [m.f.dh]
eeg gama'². ld gama'¹ (2.

gam'in [m.f.dh]
eeg gam'i.

gam'iwaa [m.l]
Hurdada oo la iska waayo.

gam'iwaa [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aayay, -aayday; -aayi)
Hurdo iska waayid.

gam'iwaayid [m.f.dh]
eeg gam'iwaa.

seexo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-xday, -xatay)
1. Qof, gam'id. 2. Dab iwm damid.

suur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Seexasho weyn, saq gelid; gam'id.

walbahaar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Dareen murugo leh la gam'i waayid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version