Site icon Qaamuus

jawaabta

gamaar
(m.l)

1. Ur ka soo baxa harag, iwm oo aad u gubtay. 2. Gubashada wax ay aad u gubtaan. 3. ld gamaari.

gamaar
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

1. Dambas noqosho (dab). 2. Si ba'an u gubash.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gamaar

gamaari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax dambas ka dhigid. 2. Wax si ba'an u gubi.

gamaarid [m.f.dh]
eeg gamaar². ld gamaar¹ (3.

gamaarin [m.f.dh]
eeg gamaar.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version