gamashi
(m.l)1. Xilliga naqu caddaado ee xooluhu caano yareeyo. 2. ld gamashiyi.
gamashi
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-iyay, -iday; -iyi)Naq, waqti uu caddaaday gaari.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gamashi ↴
gamashiyid [m.f.dh]
eeg gamashi². ld gamashi¹ (2).
kalhoraad [m.l] (-dyo, m.dh)
Dhammaadka gamashiga, waqti ugu horreeya waraabka xoolaha.
gamas [m.l] (-syo, m.dh)
Warmaha yaryar jaad ka mid ah; hooto, dhegley.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg