Site icon Qaamuus

jawaabta

gambo
(m.dh) (-ooyin, m.l)

1. Maro madow, qafiif ah, daldalool leh oo haweenku madaxa saartaan. 2. Kumi (lacag). 3. Geeso xoolaad oo gadaal u jeed.

gambo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-baday, -batay)

Wax la soo tuuray ka leexasho. ld gabb.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gambo

gabbo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-baday, -batay)
Wax la soo riday ama lo soo tuuray gabbaad ka gelid. ld gabboo, gambo².

gambaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax madaxa gambo u saarantahay ahaansh.

gambool [m.l] (-llo, m.dh)
Bur weyn oo madax buuran le.

gambooley [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Haweenka inta gambo xirata oo la qabo ama la guursaday; naago, duma.

gamboon [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld gemboo.

gamboonaan [m.dh]
ld gemboonaa.

gamboonaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld gemboonaa.

gamboor [m.l]
Geed qodxo dhaadheer iyo caleemo kharaar leh oo geela cunaa ku dhint.

gam [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
Cod lagu muujiyo qof ama wax dilidda. Tus. “G. ka sii”.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version