gamuun
(m.l) (-nno, m.dh)Ul yar, dhuuban, afka hore ka gammooxan, gadaalna fantax iyo baalal ku leh oo qaansada laga gem.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gamuun ↴
gamuunayn [m.f.dh]
eeg gamuunne.
gamuunee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-neeyay, -naysay)
Gemuun ku gani.
leeb [m.l] (-bab, m.l)
Ul yar oo dhuuban oo afka bir fiiqani kaga jirto oo qaansada laga gano; gamuun.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg