gamuuxan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-xnaa, -xnayd)Wax aan af fiiqan lahayn ahaansho. ld gamuuran, gumuuxan, guxuuma.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gamuuxan ↴
afgamuuxan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xmay, -xantay)
ld afgammuuran¹.
afgamuuxan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-xnaa, -xnayd)
ld afgammuuran².
gamuuxnaan [m.f.dh]
eeg gamuuxan. ld gamuurnaan, gamuurnaansho, gamuux- naansho.
gumuuxan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-xnaa, -xnayd)
ld gamuuxan.
guxuuman [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld gamuuxan.
guxuumnaan [m.dh]
ld gamuuxanaan.
gamuux [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
G. ah: wax aan caarad fiiqan oo wax mudi karta lahayn. ld gamuur¹, gumuux¹, guxuun.
gamuux [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday)
Wax aan af wax mudi kara lahayn ka dhigid. ld gamuur², gumuux², guxuun.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg