ganaax
(m.l) (-xyo, m.dh)Ciqaab maaliyadeed oo cid xeer jebisay lagu xukumo in ay bixis.
ganaax
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-xay, -xday)Ciqaab maaliyadeed cid dambi fashay bixinteeda ku xukumi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ganaax ↴
ooriyo [m.dh]
Hanti ganaax ahaan looga qaado nin mehersaday gabadh nin kale u dooneyd.
tacsiir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Cid ganaaxid.
yake [m.l]
1. Ganaax weyn oo la saaro cid jebisey xeer u degsan bulsho dhaqan wadaag leh. 2. ld yeeg.
yakee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-keeyay, -kaysay)
Cid ganaax weyn saarid.
ganaaxan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-xnaa, -xnayd)
Wax la ganaaxay ahaansh.
ganaaxid [m.f.dh]
eeg ganaax.
ganaaxnaan [m.f.dh]
eeg ganaaxan. ld ganaaxnaansh.
ganaaxnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld ganaaxnaa.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg