ganaaxan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-xnaa, -xnayd)Wax la ganaaxay ahaansh.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ganaaxan ↴
ganaaxnaan [m.f.dh]
eeg ganaaxan. ld ganaaxnaansh.
ganaax [m.l] (-xyo, m.dh)
Ciqaab maaliyadeed oo cid xeer jebisay lagu xukumo in ay bixis.
ganaax [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday)
Ciqaab maaliyadeed cid dambi fashay bixinteeda ku xukumi.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg