gandab
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bay, -btay)Nafley jirran, si tartiib ah socosh.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gandab ↴
gandabi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Nafley jirran tartiib u socodsii.
gandabid [m.f.dh]
eeg ganda.
gandabin [m.f.dh]
eeg gandabi. ld gandabi.
gandabis [m.l]
Daal iyo dhibaata badan oo lagala kulmo socod dheer. ld gandabi.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg