Site icon Qaamuus

jawaabta

gantoob
(m.l)

1. Xijaab ka samaysan kebed ama dermo oo kala qaybiya aqal gudihiisa. 2. Wax la soo gaabshay; aan la dhammaystirin. ld gandoob.

gantoob
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-bay, -btay)

Aqal, derin, maro iwm ku kala qoqobid. ld gandoob.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gantoob

gandoob [m.l]
ld gantoob.

gandoob [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
ld gantoob.

gandooban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
ld gantooba.

gandoobid [m.dh]
ld gantoobi.

gandoobnaan [m.dh]
ld gantoobnaa.

gandoobnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld gantoobnaa.

gantooban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
Wax gantoob loo yeelay ahaansho. ld gandooba.

gantoobid [m.f.dh]
eeg gantoob². ld gandoobi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version