ganuun
(m.l) (-nno, m.dh)1. Haruub yar oo xoolaha lagu maalo (ari). 2. Ceel, meel salkiisa ka mid ah oo biyo ka soo maaxdaa.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ganuun ↴
ganuuni [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Haan, dhiil iwm haruub ku dabooli.
ganuunin [m.f.dh]
eeg ganuuni. ld ganuuni.
ganuunis [m.l]
ld ganuuni.
ganuunsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax ganuun loo yeelay ahaansho (haan, dhiil iwm.
ganuunsanaan [m.f.dh]
eeg ganuunsan. ld ganuunsanaansh.
ganuunsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld ganuunsanaa.
ganuunsasho [m.f.dh]
eeg ganuuns.
ganuunso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Ganuun u yeelash.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg