garaangar
(m.dh)ld garangar.
garaangar
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)ld garangar.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garaangar ↴
dilindillee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -laysay)
Wax duuban ama kankoonsan sida birmiil iwm garaangarin.
dilindillo [m.dh]
Garangarinta wax kankoonsan ama duuban oo la garaangariyo. ld dilindillayn.
garaangari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld garangar.
garaangarid [m.dh]
ld garangari.
garaangarin [m.dh]
ld garangari.
garaangaris [m.l]
ld garangari.
garangar [m.dh] (-ro, m.l)
1. Bir wareegsan dhexda ka bannaan oo carruurtu ku ciyaarto. 2. Hab loo dego oo aqallada lagu wareejiyo xoolaha. ld garaangar, garaangir, giraan, giraangir, girangir.
garangar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Wax si dilindillo ah u socosho. ld garaangar², garaangir², giraangir², giringir.