garaarin
(m.f.dh)eeg garaar.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garaarin ↴
garaar [m.dh] (-ro, m.l)
1.Jileec xusullada gacmuhu yeeshaan oo gadaal gacmuhu u jirdaacmaan. 2.Duuduub iyo mardimo dadka cayilani surka ku yeeshaan. 3. Dhaqdhaqaaq; dikaa.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg