Site icon Qaamuus

jawaabta

garabsi
(m.l)

ld garabsash.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garabsi

garabsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Cid taakulay.

garabsiin [m.f.dh]
eeg garabsi.

garab [m.l] (-rbo, m.dh)
1. Lafta isu haysa karraysta, sararta iyo gacanta. 2. Baalka shimbiraha. 3. Kaalmo af iyo addin leh. 4. Daruura is haysta oo da'aysa.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version