garansii
(Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2) (-iiyay, -iisay)1. Cid wax xusuusin. 2. Cid wax ka dhaadhici.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garansii ↴
dareensii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
Cid, xog ka maqnayd garansiin.
garansiin [m.f.dh]
eeg garansii. ld garansii.
garansiis [m.l]
ld garansii.
midaar [m.l]
Dhaqdhaqaaq baaq ah oo cid wax lagu garansiiyo siiba dadka dhegaha la'.
solansii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Ilaah, cid wax garansiin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg