Site icon Qaamuus

jawaabta

garbadduuban
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-bnaa, -bnayd)

Cid gacmaheeda gadaal qabasho ahaansho. ld gardadduuba.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garbadduuban

garbadduubnaan [m.dh]
eeg garbadduuban. ld garbadduubnaansho, gardadduub- naan, gardadduubnaans.

garbadduub [m.l]
G. u qabo/g. u xir: qabashada cid gacmaha gadaal loo qabto ama loo xiro. ld gardadduub.

garbadduub [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
U g.: cid gacmaheeda gadaal qabasho ama u xirid. ld gardadduub.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version