Site icon Qaamuus

jawaabta

gardiid
(m.l)

1. G. ah: qof aan garta qaadan in lala garramana oggolayn. 2. Rati aan oggolayn in la hoggaamiyo. 3. Neef qof uu yaqaan mooyee qof kala uusan lisi kari.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gardiid

gardi [m.l] (-iyo, m.dh)
Weel xoola lagu maalo. ld gerd.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version