gargaarso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Cid gargaar ka dooni.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gargaarso ↴
gargaarsasho [m.f.dh]
eeg gargaarso. ld gargaarsa.
gargaar [m.l]
1. Kaalmo wax ku ool ah oo dhaqso leh. 2. G.ka degdegga ah: kalkaalo caafimaadka dhaqsaha leh oo loo galo qofka jirradu ku soo booddo ama shil ku dhaawacma. ld gargaarsimo, gergaar.
gargaar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
U g.: cid taakulayn. ld gergaar.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg