Site icon Qaamuus

jawaabta

garoocan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-cnaa, -cnayd)

1. Wax, wax in yar laga gooyay ahaansho. 2. Wax, wax ka maqa.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garoocan

garoocnaan [m.f.dh]
eeg garoocan. ld garooc- naansh.

garooc [m.l]
1. In yar oo wax is haysta laga gooyay. 2. Wax aan kaamil ahay.

garooc [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday)
1. Wax is haysta in yar ka goyn. 2. Wax, wax ka maqan ka dhigi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version