garqaad
(m.l)ld garqaadi.
garqaad
(Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1) (-day, -dday)1. (f.g) Wax hoggaamin. Tus. “Cali baa ragga u garqaaday”. 2. (f.mg) Laba qof ama ka badan oo is haysta u garniqi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garqaad ↴
gacankutaagle [m.l]
Nin keligii tashade ah oo aan garqaadan.
garqaadad [m.l]
ld garqaadash.
garqaadasho [m.f.dh]
eeg garqaado. ld garqaada.
garqaadid [m.f.dh]
eeg garqaad². ld garqaad.
garqaado [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-aatay, -aadatay)
Cid, gef ay gashay aqoonsash.
taxow [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xaabay, -xaabtay; xaabi)
1. Fardaha jare ku wadid ama ku garqaadid, iyadoo la soconayo, la lugaynayo. 2. Qof xoog ku wadid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg