garraw
(m.l)1. Nooc cawska xooluhu daaqaan ka mid ah. 2. Gebi leh cusbo xooluhu ka leefaan. ld garro.
garraw
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-raabay, -rowday; -raabi)U g.: qof wax sameeyey, arrinta ama sababta ku jiidey, inaan laga fursan karin oo ay garti ahayd aqoonsasho, u qiri.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garraw ↴
garrow [m.l]
ld garraw.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg