Site icon Qaamuus

jawaabta

garruud
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)

1. G. ah: awr xooggan oo rarooyo ah. 2. G. ah: qoryo adadag oo waaweyn. 3. Rag duqow ah oo garta qaada; madax; qaaf.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garruud

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version