garsoor
(m.l)1. Si aan eex lahayn oo wax loo xukumo; cadaalo. 2. ld garsoori.
garsoor
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)Si aan eex lahayn wax u xukumi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garsoor ↴
caddilnimo [m.dh]
Caddaalad, gar, garsoor, garsoornimo.
calanhaye [m.l] (-yayaal, m.dh)
Ciyaarta kubbadda cagta labada qof ee garsooraha caawiya midkood. ld calanwale.
garsoore [m.l] (-rayaal, m.l/dh)
1. Nin sharci yaqaan ah oo u idman inuu dadka u garnaqo. 2. Ninka ciyaaraha kubbadda dhexdhexaadiy.
garsoorid [m.f.dh]
eeg garsoor². ld garsoor¹ (2.
garsoornimo [m.dh]
1. Garsoore ahaansho. 2. (fk.) Si xaq u a.
seeriwale [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Laba kooxood oo cayaar kubbadeed isaga soo horjeeda, qofka dhexdhexaadinaya oo seeriga u haya; garsoore. ld siiriwale.
xaq [m.l]
1. Abbaar; daw; jid. 2. Wax maxkamad horteed ku caddaaday in qof lagu leeyahay. 3. Garsoor; caddaalad. 4. Run.
xaqsoor [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Si caddaalad ah u garsoorid.